Suuradda An-Nasr

سُورَةُ النَّصۡرِ

Madani · 3 aayadood · Juz 30

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

Xifdi Suuradda An-NasrCod ku akhri, Shamsa ayaa ku dhegeysanaysa oo kuu muujinaysa erayga aad ka boodday ama khaldday. Akhrin Laatiin ah, bilaash.

Tarjumadda: Mahmud Muhammad Abduh

إِذَا جَآءَ نَصْرُ ٱللَّهِ وَٱلْفَتْحُ ﴿١﴾

1. Markuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka).

وَرَأَيْتَ ٱلنَّاسَ يَدْخُلُونَ فِى دِينِ ٱللَّهِ أَفْوَاجًۭا ﴿٢﴾

2. Ood aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo.

فَسَبِّحْ بِحَمْدِ رَبِّكَ وَٱسْتَغْفِرْهُ ۚ إِنَّهُۥ كَانَ تَوَّابًۢا ﴿٣﴾

3. U tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee.

Tarjumadda © Mahmud Muhammad Abduh. Qoraalka Carabiga (far Cuthmaani): Mashruuca Tanzil.

Barnaamijka Shamsa waxaad ku dhegeysan kartaa suurad kasta, ku calaamadin kartaa meeshii aad joogtay, oo aad ku akhriyi kartaa internet la'aan.