Suuradda Al-Kafirun
سُورَةُ الكَافِرُونَ
Makki · 6 aayadood · Juz 30
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
Tarjumadda: Mahmud Muhammad Abduh
قُلْ يَٰٓأَيُّهَا ٱلْكَٰفِرُونَ ﴿١﴾
1. Waxaad dhahdaa, Gaalooy.
لَآ أَعْبُدُ مَا تَعْبُدُونَ ﴿٢﴾
2. Ma caabudayo waxaad caabudaysaan.
وَلَآ أَنتُمْ عَٰبِدُونَ مَآ أَعْبُدُ ﴿٣﴾
3. Idinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٌۭ مَّا عَبَدتُّمْ ﴿٤﴾
4. Mana caabudin waxaad caabuddeen,
وَلَآ أَنتُمْ عَٰبِدُونَ مَآ أَعْبُدُ ﴿٥﴾
5. Idinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
لَكُمْ دِينُكُمْ وَلِىَ دِينِ ﴿٦﴾
6. Idinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay.
Tarjumadda © Mahmud Muhammad Abduh. Qoraalka Carabiga (far Cuthmaani): Mashruuca Tanzil.
Barnaamijka Shamsa waxaad ku dhegeysan kartaa suurad kasta, ku calaamadin kartaa meeshii aad joogtay, oo aad ku akhriyi kartaa internet la'aan.