Suuradda Al-Kawthar

سُورَةُ الكَوۡثَرِ

Makki · 3 aayadood · Juz 30

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

Xifdi Suuradda Al-KawtharCod ku akhri, Shamsa ayaa ku dhegeysanaysa oo kuu muujinaysa erayga aad ka boodday ama khaldday. Akhrin Laatiin ah, bilaash.

Tarjumadda: Mahmud Muhammad Abduh

إِنَّآ أَعْطَيْنَٰكَ ٱلْكَوْثَرَ ﴿١﴾

1. Annagaa ku Sinnay Nabiyow Waadi Janno (iyo khary badan).

فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنْحَرْ ﴿٢﴾

2. Ee tuko Eebaha dartiis, waxna u gawrac.

إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ ٱلْأَبْتَرُ ﴿٣﴾

3. Ruuxii ku necebna waa mid cidhib beelay.

Tarjumadda © Mahmud Muhammad Abduh. Qoraalka Carabiga (far Cuthmaani): Mashruuca Tanzil.

Barnaamijka Shamsa waxaad ku dhegeysan kartaa suurad kasta, ku calaamadin kartaa meeshii aad joogtay, oo aad ku akhriyi kartaa internet la'aan.