Suuradda An-Nas
سُورَةُ النَّاسِ
Makki · 6 aayadood · Juz 30
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
Tarjumadda: Mahmud Muhammad Abduh
قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلنَّاسِ ﴿١﴾
1. Waxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya.
مَلِكِ ٱلنَّاسِ ﴿٢﴾
2. Ee dadka xukuma.
إِلَٰهِ ٱلنَّاسِ ﴿٣﴾
3. Ee ah Ilaaha dadka.
مِن شَرِّ ٱلْوَسْوَاسِ ٱلْخَنَّاسِ ﴿٤﴾
4. Sharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon.
ٱلَّذِى يُوَسْوِسُ فِى صُدُورِ ٱلنَّاسِ ﴿٥﴾
5. Ee waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka.
مِنَ ٱلْجِنَّةِ وَٱلنَّاسِ ﴿٦﴾
6. «Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba.
Tarjumadda © Mahmud Muhammad Abduh. Qoraalka Carabiga (far Cuthmaani): Mashruuca Tanzil.
Barnaamijka Shamsa waxaad ku dhegeysan kartaa suurad kasta, ku calaamadin kartaa meeshii aad joogtay, oo aad ku akhriyi kartaa internet la'aan.