Suuradda Al-Falaq

سُورَةُ الفَلَقِ

Makki · 5 aayadood · Juz 30

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

Xifdi Suuradda Al-FalaqCod ku akhri, Shamsa ayaa ku dhegeysanaysa oo kuu muujinaysa erayga aad ka boodday ama khaldday. Akhrin Laatiin ah, bilaash.

Tarjumadda: Mahmud Muhammad Abduh

قُلْ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلْفَلَقِ ﴿١﴾

1. Waxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray).

مِن شَرِّ مَا خَلَقَ ﴿٢﴾

2. Wixii shar leh sharkiisa.

وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ ﴿٣﴾

3. Iyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado.

وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِى ٱلْعُقَدِ ﴿٤﴾

4. Iyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha.

وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ ﴿٥﴾

5. Iyo sharka Xaasidka wax Xasda.

Tarjumadda © Mahmud Muhammad Abduh. Qoraalka Carabiga (far Cuthmaani): Mashruuca Tanzil.

Barnaamijka Shamsa waxaad ku dhegeysan kartaa suurad kasta, ku calaamadin kartaa meeshii aad joogtay, oo aad ku akhriyi kartaa internet la'aan.