Suuradda Ash-Sharh
سُورَةُ الشَّرۡحِ
Makki · 8 aayadood · Juz 30
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
Tarjumadda: Mahmud Muhammad Abduh
أَلَمْ نَشْرَحْ لَكَ صَدْرَكَ ﴿١﴾
1. Miyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin).
وَوَضَعْنَا عَنكَ وِزْرَكَ ﴿٢﴾
2. Oonaan ka dajinin culayskii.
ٱلَّذِىٓ أَنقَضَ ظَهْرَكَ ﴿٣﴾
3. dhabarka kaa cusleeyay.
وَرَفَعْنَا لَكَ ذِكْرَكَ ﴿٤﴾
4. Miyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada).
فَإِنَّ مَعَ ٱلْعُسْرِ يُسْرًا ﴿٥﴾
5. Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj).
إِنَّ مَعَ ٱلْعُسْرِ يُسْرًۭا ﴿٦﴾
6. Cidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd.
فَإِذَا فَرَغْتَ فَٱنصَبْ ﴿٧﴾
7. Ee markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal).
وَإِلَىٰ رَبِّكَ فَٱرْغَب ﴿٨﴾
8. Eebana (Khayr) ka rajee.
Tarjumadda © Mahmud Muhammad Abduh. Qoraalka Carabiga (far Cuthmaani): Mashruuca Tanzil.
Barnaamijka Shamsa waxaad ku dhegeysan kartaa suurad kasta, ku calaamadin kartaa meeshii aad joogtay, oo aad ku akhriyi kartaa internet la'aan.